Muran cusub oo ka dhashay xiliga loo qabtay fadhiga loogu codeynayo Mooshinka Jawaari (Akhriso)

Khilaaf ayaa ka dhashay qoraal maanta ka soo baxay guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha shacabka Cabdiweli Muudey oo lagu mudeeyay xiliga laga doodayo mooshinka guddoomiyaha golaha Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Muudey ayaa sheegay in kulanka 3aad, kalfadhiga 3aad ee golaha shacabka la qaban doono 31-da Maarso 2018 kaasoo uu sheegay in ajendihiisu yahay ka doodida … Continue reading Muran cusub oo ka dhashay xiliga loo qabtay fadhiga loogu codeynayo Mooshinka Jawaari (Akhriso)